Cumar C/rashiid, C/wali Gaas, Faroole iyo xubno kale oo baaq ka soo saaray dagaalka Boosaaso

Masuuliyiin horey xilal uga soo qabatay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa yeeshay kulan iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka maalintii labaad ka socda Boosaaso isla markaana wax kasta lagu xaliyo wada-hadal. Ra’iisul Wasaariii hore ee dalka Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole, Cabdiweli … Continue reading Cumar C/rashiid, C/wali Gaas, Faroole iyo xubno kale oo baaq ka soo saaray dagaalka Boosaaso